Yusuf moalim nur Abdullahi

Political Reporter at WORKING BY MY SELF
  • Claim this Profile
Contact Information
us****@****om
(386) 825-5501
Location
Addis Ababa, Addis Ababa, Ethiopia, ET

Topline Score

Topline score feature will be out soon.

Bio

Generated by
Topline AI

You need to have a working account to view this content.
You need to have a working account to view this content.

Experience

    • United States
    • Software Development
    • 700 & Above Employee
    • Political Reporter
      • Oct 2021 - Present

      magaceyagu waa Yusuf macalin nuur waxan ku dhashay qabalaha wadlahube ee degmada dollo addo waxan dusiga primary kabilaabay Isla qabalahaas waxan dugsiga sare kasii watay qabalaha suufta oo masaafo ahaan u jirta qabalaha wadlahube 35 km nasiib wanaag waxan halkasi kadhameeyay ilaa form fourka waxaan nasiib u helay inan kamid noqday ardayda natiijada wanagsan kaheshay imtixaanka entrance ee jamacadaha itoobiya lagu galo waxaa isoo baxday jamacad lagu magacaabo woldia university waxan safarka dhanka wax barashada ugu baxay magalada oo ku taala wooqiya wollo ee gobalka axmaarada nasiib wanag waxan halka si nabad ku jogay muda 2 bil ah lkn maxaa dhacay? waxan gudaha jamacad kabilaabatay rabshado u dhaxeeya laba qowmiyadood ee amxaarada iyo oromada waxa sii xoogeystay rabshada halka jirtay aniga iyo intii aan soomali ku joognay halka waxaa noo bilabatay xalad adag iyo jawi nolasha nagu adkaatay afar isbuuc kadib waayuhu waxaa cariiri galay wixii aan cuni laheyn jamacadana waxaa lagu soo rogay xukun deg deg ah waxan go.aan ku gaarnay inan deyrka jamacada jiirno si aan u baxno wey noo suura gashay Alle mahadii waxan gaarnay Adis Ababa waxan usoo kicitamnay Xagaaa iyo jigjiga oo fursad aan kahelnay jamacada jigjiga university waxan kafaideysanay fursadaa waxaan kamid noqday ardayda waxan kaqalin jibibayay jju culunta siyaasada iyo xiriirka caalamiga haddana waxan ahay falanqeeye Arimaha siyaasada gobalka geeska Africa Show less

Education

  • Jigjig University
    Bachelor of Arts - BA, Political sicence and international relations ship
    2018 - 2021

Community

You need to have a working account to view this content. Click here to join now